Aqoon Baa Cirjiidh Iyo Loogu Baadhay Ciido Colaad Kaa Dulqaade“ Abwaan Jiheeye

Aqoon Baa Cirjiidh Iyo Loogu Baadhay Ciido Colaad Kaa Dulqaade“ Abwaan Jiheeye Abwaan ismaaciil yuusuf cabdi (Jiheeye) Waa Abwaan 23 sano Suugaanyahan ahaa, Sidoo kale 18-sanana Macalin Suugaaneed Ka ahaa Dugsiyada iyo Jaamacadaha Dalka, 13 sanana ahaa Qoraa. Waxaan dhashay 1982, Waxaan ka mid ahaa Ardey fasalka koowaad Ka bilawdey, kolkii Dawlada Soomaaliland lagu Dhawaaqay, sagaal sano kana Gaadhey ilaa heer Jaamacadeed, kolkuu iskuulka sagaal sano Dhiganaayey ayuu si dhaba isku hubsadey in uu Abwaan yahay, Sagaal sano kolkuu suugaanta Ku jireyna wuxuu noqdey, Soo saarey buugiisii Koowaad ee (SAMA-DOON) waxa uu Heeso u Dhiibay Fanaaniin aan ka yarayn 100 fanaan Oo Caan ah, Wuxuu leeyahay Suugaan Diiniya, Wadaniya, Siyaasiya, Duco ah, Baroordiiq ah, Waano ah, Jacayl ah, sidoo kalana aan Ka Madhneyn, dhinaca Maada iyo maaweeladda. Abwaan Ismaaciil Jiheeye, waa Macalin aad ugu Xeeldheer Aqoonta Afka iyo Hidaha iyo Dhaqanka Iyo Dhulka iyo Umadda Ku Abwaan Ka caana oo laga yaqaano dhamaan Dhulka Mandaqadda Geeska Afrika, gaar ahaan inta ay Soomaalidu dagto. Kala xidhiidh:- 📞 ( 252 634163145 Whatsapp ✅ 252 654163145) Dubai 971568176059 #ismaaciiljiheeye #abwaanjiheeye
Back to Top