Xabad Colaad Iyo Asma - CAAWA WAA HABEENKII

Xabad Colaad Iyo Asma - CAAWA WAA HABEENKII Heesta: Caawa waa Habeenkii Erayada: Ismaaciil Jiheeye Codka: Xabad iyo Asma Laxamka: Mustafe kiiko Organ: Sacad muuse Zecsiphone: Maxd Alto Record: carabloow Abwaan ismaaciil yuusuf cabdi (Jiheeye), waa Abwaan 22 sano suugaanyahan ahaa, sidoo kale 17-sanana Macalin Suugaaneed ka ahaa Dugsiyada iyo Jaamacadaha Dalka, 12sanana ahaa Qoraa. Wuxuu dhashay 1982, waxa uu ka mid ahaa ardey fasalka koowaad ka bilawdey, kolkii Dawlada soomaaliland lagu dhawaaqay, sagaal sano kana gaadhey ilaa heer Jaamacadeed, kolkuu iskuulka sagaal sano dhiganaayey ayuu si dhaba isku hubsadey in uu Abwaan yahay, sagaal sano kolkuu suugaanta ku jireyna wuxuu noqdey, soo saarey buugiisii koowaad ee (SAMA-DOON) waxa uu Heeso u dhiibay Fanaaniin aan ka yarayn 100 fanaan oo caan ah, wuxuu leeyahay Suugaan Diiniya, Wadaniya, Siyaasiya, Duco ah, Baroordiiq ah, Waano ah, Jacayl ah, sidoo kalana aan ka madhneyn, dhinaca Maada iyo maaweeladda. Abwaan ismaaciil
Back to Top